Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Maamulka Israaiil ayaa sheegtey in ay dileen hogaamiyihii ururka Xamaas Yaxya Sinwaar.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Taliye Ku Xigeenkii Hore Ee Nisa Cabdisalaan Guuleed
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Wax ka ogow taliyaha ciidanka xoogga dalka: https://www.taariikh.net/taariikhda-jeneral-odawaa-yuusuf-raage/
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Cabdiraxmaan cirro ayaa loo doortay hogaamiyaha Somaliland
Jaalle Maxamed Siyaad Barre wuxuu ku geeriyooday magaalada Lagos ee dalka Nigeria 2dii January sanadkii 1995 asagoo 75 sano jir ah.
Halkan ka akhriso taariikhdiisa
https://www.taariikh.net/taariikhda-jaalle-maxamed-siyaad-barre/
Halkan ka akhriso taariikhdiisa
https://www.taariikh.net/taariikhda-jaalle-maxamed-siyaad-barre/
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Wareejintii 3 ka mid ah maxaabiistii Xamaas ay heysteen
Waa kuma Dr. Xassan Muungaab
Dr. Xassan Maxamed Xuseen oo loo yaqaan Muungaab wuxuu ku dhashay tuulada Muungaab ee hoos tagta degmada Warshiikh ee gobolka Shabeelada Dhexe sanadkii 1972, sanadihii 1980yadii ayey qoyskiisa usoo guureen Mogadishu.
Deegaankiisa ayuu ka galay dugsiga qur’aan, waxbarashadiisii iskuulka wuxuu ku qaatay magaalada Mogadishu, ka dibna dalka Suudaan ayuu waxbarasho u aaday, sanadkii 2002 ayuu ka qalin jabiyey kuliyadda shareecada iyo qaanuunka ee jaamacadda caalamiga ah ee Africa ee wadanka Sudan.
Sanadkii 2016 wuxuu shahaadada Master degree ka qaatay jaamacadda islaamiga ah ee Ummu Durmaan dalka Sudan isagoona ka diyaariyey ila kuliyada shareecada iyo qaanuunka .
Sanadkii 2020 wuxuu qaatay shahadad PHD ee kuliyadda shareecada iyo qaanuunka wuxuuna ka qaatay isla jaamacadda islaamiga ah ee Ummu Durmaan.
Sanadkii 2001 ilaa 2002 wuxuu ahaa gudoomiyaha ururka ardayda Soomaaliyeed ee wadanka Sudan, 2005 ilaa 2008 wuxuu ahaa bare dugsiga sare ee mid ka mid ah iskuulada ku yaal magaaladad caasimadda dalka.
September 9, 2008 ilaa 2009 wuxuu ahaa la taliyaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Sudan, sanadkii 2010 wuxuu ku biirey Ciidanka Xoogga Dalka waxaana lagu qaatay darajada Gaashaanle DHexe maadaama uu heystay shahaado jaamacadeed oo u dhigantay, waxaana loo magacaabay garsoore maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida.
Bishii august 2010 ilaa 2012 wuxuu ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, intii uu xilkaa hayey waxaa yaraaday dhac, dil iyo boob ay qaar ka mid ah ciidanka ay u geysan jireen dadka rayidka ah, intii uu Guddoomiyaha Maxkamadda waxyaabaha lagu xasuusto waxaa ka mid ah inuu yiri ninkii qaata caag saliid ah ama baakad oomo ah isaga ayaa loo barkinaa isagoo meyd ah.
Sanadkii 2012 ilaa 2014 wuxuu ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee ciidamada qalabka sida, intii uu ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee ciidamada qalabka sida iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad waxaa la dalacsiiyey labo jeer isagoo sidaas ku noqday Sareeye Guuto.
February 27, 2014 ilaa October 26, 2015 wuxuu ahaa gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Mogadishu, waxyaabaha lagu xasuusto waxaa ka mid ah guryo xoog lagu heystay oo uu dib ugu celiyey muwaadiniintii lahaa iyo dib u dayactirkii aqalka dowladda hoose isagoo ku dhisay mashruucii la magac baxay dalkaaga dhiso.
August Sanadkii 2016 ilaa March 2017 wuxuu ahaa wasiiru dowlaha wasaaradda Cadaaladda cadaaladda dowladda Soomaaliya.
May 28, 2025 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane DR. Xassan Maxamed Xuseen Muungaab, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay Guddoomiye DR. Xassan Maxamed Xuseen Muungaab oo horey xilkan u soo qabtay, door wanaagsanna ka soo qaatay dib u dhiska magaalads Muqdisho iyo guud ahaan horumarinta adeegyada uu bixiyo maamulka Gobolka Banaadir.
https://taariikh24.blogspot.com/2025/06/taariikh-nololeedka-dr-xassan-muungaab.html

Taariikh24
Taariikh nololeedka Dr. Xassan Muungaab
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Jaalle Maxamed Siyaaad Barre #EidMubaarak
Maanta oo kale 10 Muxarram sanadkii 61 Hijriyada kuna beegnayd October 10, 680, waxaa magaalada Karbala ee dalka Ciraaq si arxan darro ah loogu dilay wiilkii Nabiga ﷺ uu awoowaha u ahaa ee Imaam Xuseen bin Cali bin Abii Dhaalib.
Dilka Xuseen waxaa amray Cubaydi Allaahi bin Ziyaad oo ahaa gudoomiyaha magaalada Kufa, ciidanka la dagaalamay Xuseen waxaa hogaaminayay Cumar bin Sacad bin Abii Waqaas sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa ciidan uu abaanduule u ahaa nin la oran jiray Shimr bin Dil-Jawshan oo ahaa nin shar badan.
Dilka Xuseen waxaa loo badanyahay inuu gacantiisa uu ku dilay Shimr bin Dil-Jawshan oo ahaa nin madax adag oo mar walba uu Xuseen waaniyo waxa uu odhan jiray “ma fahmin”.
Xuseen bin Cali bin Abii Dhaalib bin Cabdul-Muddalib bin Haashim wuxuu ahaa wiilkii Faadumo Al-Zahra, gabadhii Rasuulku SCW, waxa uu dhashay seddaxdii Shacbaan sannadkii afraad ee hijriga, kuna beegan January 10, 626 miilaadiyada.
Taariikhda Xuseen ka akhriso www.taariikh.net

Taariikhda Prof. Maxamed Cumar Dalxa ka akhriso https://www.taariikh.net/taariikhda-prof-maxamed-cumar-dalxa/
❤1
Taariikh nololeedka Captain Ibrahim Troare https://www.taariikh.net/taariikh-nololeedka-captain-ibrahim-traore/
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Jimco December 26, 2025 Maamulka Israa'**l ayaa aqoonsaday Maamulka Somaliland.
Bbc somali ayaa qoraalkaan hoose qortay
Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa'iil ayaa qiray in sanadkii la soo dhaafay uu xiriir ka dhaxeeyay labada dhinac.
"Sannadkii la soo dhaafay, iyadoo lagu saleynayo wadahadal ballaaran oo joogto ah, xiriirka u dhexeeya Israa’iil iyo Somaliland ayaa yeeshay qaab iyo jihayn cad. Iyadoo la raacayo go’aanka" ayaa bayaanka wasaaradda arrimaha dibadda lagu yiri.
"Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa maanta saxiixay heshiis ku saabsan is-aqoonsi wadajir ah iyo dhismaha xiriir diblomaasiyadeed oo buuxa, kaas oo ay ka mid noqon doonaan magacaabista safiirro iyo furitaanka safaarado" .

Uruka Xamaas oo xaqiijiyay geerida Abu Cubeyda oo Israa'iil horey u sheegtey inay duqeyn ku dishay.
😭1
Isniin, January 12, 2026 Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya oo yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu buriyay dhammaan heshiisyadii iyo is-afgaradyadii ay Dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Imaaraadka Carabta, kuwaas oo la xiriiray dhinacyada iskaashiga amni iyo difaac ee laba geesoodka ah.
Go’aankaan waxa uu khuseeyaa dhammaan heshiisyada iyo wadashaqaynta ay ku joogeen dekadaha Berbera, Boosaaso, iyo Kismaayo.
Go’aankaan ayaa la xiriiray warbixinno iyo caddaymo xooggan oo ku saabsan tillaabooyin gurracan oo lagu dhibaataynayo gobonnimada, midnimada Qaranka, iyo madaxbannaanida siyaasadeed ee Jamhuuriydda Soomaaliya.